Qiimaha Xajka sanadkan & tirada Shirkadaha ka qeyb qaadanaya oo la shaaciyey

Guddi ay dhawaan Magacowday Xukuumadda Soomaaliya si ay u jaan gooyaan shirkadaha u tartamaya Xujeyda Soomaalida ee Sanadkan iyo qiimaha Xajka ayaa  soo go’aanado soo saaray. Suldaan Cabdiqani Qorane oo ka mid ah xubnaha Guddiga oo Akhriyey go’aankooda ayaa sheegay in tirada Soomaaliya loo ogolaaday iney sanadkan soo xajiyaan ay gaarayso 11,500 oo Xaaji, ayna … Continue reading Qiimaha Xajka sanadkan & tirada Shirkadaha ka qeyb qaadanaya oo la shaaciyey